Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad kala socotaa Ciidamada Gedo lagu daabulay?
    Somalia

    Maxaad kala socotaa Ciidamada Gedo lagu daabulay?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 9, 2020Updated:February 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gobolka Gedo waxaa gaaray ciidamo iyo Tekniko lagu soo daabulay Diyaarado ay Itoobiya ay leedahay.

    Ciidamada Muqdisho laga soo daabulay waa Maleeshiyad beeleed markii hore tababar loogu siiyay in ay furayaan wadada xiriirisa magaalooyinka Afgooye-Muqdisho iyo Balcad.

    Ciidamadan,ayaa sida khaldan loogu daad gureeyay Gobolka Gedo,ayaa iradooda guud gaaraysaa 620-askari.

    Beelaha ay ka soo kala jeedaan Ciidamadaas,ayaa kala ah…

    382-ka mid ah waxay kasoo jeedasn Beelaha Hiraab ee Hawiye,238 kale waxay ka kala soo jeedaan beelaha Mareexan,Raxanweyn iyo Dhulbahante.

    Dhanka kale waxaa soo gaaray Gobolka Gedo Maleeshiyad Oromo ah,gaar ahaan Booran iyo Guji,waxayna Saldhig ka dhigteen Degmada Garbahaarey oo ay sheegtaan in ay ahayd 300-sano ka hor Dhul Oromo.

    Ciidamada Daraawiishta Jubaland oo aad uhubaysan,ayaa heegan buuxa kaga jira Gobolka Gedo,waxaana daqiiqad walba la filan karaa in ay Xabadu si rasmi ah ubilaabato.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.