Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muuse Biixi oo loogu soo dhaweeyay Adis-ababa maqaam Farmaajo ka sareeya
    Somalia

    Muuse Biixi oo loogu soo dhaweeyay Adis-ababa maqaam Farmaajo ka sareeya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Muuse Biixi oo si maqaam sare leh loogu soo dhaweeyay Adis-ababa.

    Waxaa garoonka kaga hor tagay Wasiirudowle,waxaana la ag dhigay Calankii Somaliland.

    Sidoo kale Rooga cas,ayaa loo fidiyay,iyadoo lagu soo galbiyay Gawaarida Wasaarada arinaha dibada oo calanka Somaliland ka babanayo.

    Maqaamkan waxuu ka sareeyaa sidii loosoo dhaweeyay Farmaaja-ha faashilka ah.

    Kanaaladii uu sheegay Farmaajo in uu soo xiray,ayaa umuuqda kuwa la jabsaday oo waliba ku fatahay isla Farmaajo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.