Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maleeshiyadii Xamar laga soo daad gureeyay oo koox-koox ufakanaya
    Somalia

    Maleeshiyadii Xamar laga soo daad gureeyay oo koox-koox ufakanaya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    7-kale oo ka mid ah dhallinyarada lasoo marin habaabshay,ayaa xalay ka gudbay Tuulada Barwaaqo Hubkoodiina way iibsadeen.

    Dhalinyaradan,ayaa waxaa loogu soo sheekeeyay Tababar ayaad aadaysaan Qatar ah.

    Sidoo kale waxaa kasii naxdin badan, in Garba-Haarey diyaarad looga soo qaaday dhallinyaro loo sheegay in D’Jabuti loo qaadayo,kadibna laga soo dajiyay Degmada Luuq.

    Dhanka kale waxgarad kasoo jeeda beelsha Hiraab,ayaa lasoo xiriiray Jubalabd jana codsaday in aan laga layn dhalinyaradaas waxii isa soo dhiiba oo gacantooda lagu simo.

    Maleeshiyada Xamar lasoo khalday ee diyaaradaha lagu soo daabulay waxay hada ku jiraan dawakh waxayna ubadan tahay in ay koox-koox ufakadaan.

    Maxaa lugooyo socota!!!

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.