Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Puntland ayaa soo bandhigtay amaro lagu adkeynayo amaanka Gobalka Sanaag gaar ahaan Magaalada Baran . Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Cali Soomaali ayaa Warbaahinta u akhriyey amarada ka soo baxay kullan Magaalada Badhan. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.facebook.com/1175957302534255/posts/1727237150739598/