Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Madaxweyne Madoobe oo ka hadlay heshiiskii uu la gaaray Xidig & Seeraar
    Somalia

    VIDEO: Madaxweyne Madoobe oo ka hadlay heshiiskii uu la gaaray Xidig & Seeraar

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa amaanay tanaasulka iyo dulqaadka ay muujiyeen Xubnaha Golaha Isbadal doonka kuwaas oo u tanaasulay Midnimada iyo wadajirka Bulshada Jubbaland.

    Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in tani ay Tusaale u tahay sida wax walba oo lagu kala aragti duwanyahay lagama maarmaanka ay u tahay in lagu dhameeyo wada hadal waxaa Madaxweynahu uu ugu baaqay in meelaha kale ee dalka kamid ka ah ee kala aragti duwanaantu ay ka jirto loo maro xal aan Xabad ahayn.

    Madaxweynahu wuxuu sheegay in uu diyaar u yahay isla markana uu wakhti galin doono sidii uu ula hadli lahaa qof walba oo ree Jubbaland ah oo wax tabanaya.

    https://www.facebook.com/universalsomalitv/videos/555750725080016
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.