Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho: 9 Qof oo laga helay COVID-19
    Somalia

    Muqdisho: 9 Qof oo laga helay COVID-19

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa goor dhow shaacisay in 9 bukaan oo qabay Cudurka Coronavirus ay ugu geeriyootay Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho.

    Tiradan ayaa noqoneysa tii ugu badneyd ee hal mar u dhimata cudurkan, iyadoo haatan 32 ruux ay mareyso tirada guud ee cudurkan u geeriyootay Soomaaliya.

    “Waxaa soo kordhaya bukaannada uu soo riay cudurka Covid-19 ee isbitaallada gaarka loo leeyahay u soo gudbinayaan Isbitaalka Martiini, marka xaaladoodu gaarto heer aan waxba laga qaban karin, taasoo sababta in la badbaadin waayo bukaanno badan oo dhaqaatiirtu aaminsan yihiin in la badbaadin karay haddii xilli hore la soo gudbin lahaa, sidaas darteed dhammaan Isbitaallada waxa looga digayaa in bukaannada leh astaamaha safmarka Covid-19 ay ku hayaan isbitaallada” ayaa lagu yiri digniinta Wasaaradda Caafimaadka.

    Halista ugu badan ee cudurkan iyo goobaha uu ku faafayo ayaa ah Isbitaalada Muqdisho, waxaana jirta in bukaanada caadiga ee Isbitaalada lagu qaabilo aan la garan karin in cudurkan uu qabo iyo in kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.