Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo dhambaal tacsi ah u diray Jamhuuriyadda Jabuuti
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo dhambaal tacsi ah u diray Jamhuuriyadda Jabuuti

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa dhambaal tacsi ah u diray Dowladda aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib geerida Wasiirkii Maalgaahiga ee Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Jabuuti Marxuum Cali Geelle Abubakar.

    Halkaan Hoose Ka Akhriso War-saxaafadeedka Tacsida ah ee Madaxweynaha Puntland.

    Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay uga tacsiyaynaysaa Dowladda iyo shacabka Jabuuti geerida Alle ha u naxariistee Wasiirka Maalgashiga ee Madaxtooyada Jabuuti Cali Geelle Abubakar oo maanta ku geeriyooday dalkaasi.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland-ba waxa uu tacsi u dirayaa, eheladii asxaabtii, qaraabadii iyo Shacabka aan walaalaha nahay ee Dowladda Jabuuti, gaar aan Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Xukumadda dalkaasi ee uu ka baxay Marxuum Cali Geelle Abubakar, wuxuuna Eebbe uga baryey inuu Jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, uuna deris uga dhigo Rasuulkeenna Maxamed SCW, samir iyo imaanna ka siiyo eheladii, asxaabtii iyo qaraabadii marxuumka.

    DHAMMAAD

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.