Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DF Soomaaliya oo loogu baaqay taageerada Heshiiskii Jubbaland
    Somalia

    DF Soomaaliya oo loogu baaqay taageerada Heshiiskii Jubbaland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 1, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Illaa 11 Xildhibaan oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa bogaadiyeen taageeradii ay Wakiilada Beesha Caalamaku u muujiyeen Heshiiskii dhex maray Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo xubnihii Golaha Isbedel-doonka ee kasoo hor jeeday.

    Qoraalka ay soo saareen Xildhibaanada oo ka kooban lix qodob, ayey sidoo kale xubnaha ku saxiixani kusoo dhaweeyeen heshiiskii Dhuusamareeb ku dhex maray Madaxweynaha Galmudug QoorQoor iyo Madaxweynihii ka horreeyey Axmed Ducaalle Geele Xaaf.

    Ugu dambeyntii, Xildhibaanada ayaa Xukuumadda Federaalka ugu baaqay inay taageerto heshiiskii Madaxweynaha Dowlad Gobaleed Jubbaland iyo
    xubnihii Golaha isbedel-doonka Jubaland, kaas oo ay ku tilmaameen mid loogu turay dadka reer Jubbaland.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.