Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Maxaa ka jira in UNHCR ay soo dhiibtay Deeqdii ay sheegatay DFS ?
    Somalia

    VIDEO: Maxaa ka jira in UNHCR ay soo dhiibtay Deeqdii ay sheegatay DFS ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 2, 2020Updated:May 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Shabakadda Idil News in diyaaradihii waday gargaarka ee maanta soo gaaray magaalada Garoowe ay ahaayeen Deeq si toos ah uga timid Hay’adda UNHCR, kaddib codsi ay u dirtay Hay’adda Xukuumadda Puntland.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in Wasiirada kasoo jeeda degaanada Puntland ay diyaaradaha soo raaceen, kaddib markii ay ogaadeen in diyaarado gargaar wada u safrayaan degaanada Puntland, maadama duulimaadyadii kale ee dalku hakad ku jiraan.

    Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland Mohamed Dhabancad, ayaa caawa beeniyay hadal ay maanta jeediyeen Wasiirada diyaarada la socday, kaas oo ahaa inay DFS soo dhiibtay deeqdan.

    Dowladda Puntland ayaa horey u shaacisay lacag $1,000,000 oo dollar ah oo DFS ugu deeqday gurmad Qardho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.