Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cumar Filish “500 ruux ayaa ku geeryooday Muqdisho maalmo gudahood” (VIDEO)
    Somalia

    Cumar Filish “500 ruux ayaa ku geeryooday Muqdisho maalmo gudahood” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 2, 2020Updated:May 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Filish, ayaa sheegay in ay baaritaano iyo ku sameynaayay dadka la geeyo Qabuuraha tan iyo 19 bishii lasoo dhaafay.

    Cumar Filish ayaa sheegay in dadka ku dhow 500 ruux ay ku geeriyoodeen Magaalada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay, islamarkaana ay aaminsan yihiin in ay u dhinteen Cudurka Corona Virus.

    Tiraddii ugu badneyd ee ay diwaangaliyaan hal maalin ayuu ku sheegay 43 ruux , halka Midkii ugu yareydna ay aheyd 22 ruux.

    Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa horay u sheegay in xilligaan qof kasta ee dhinta ay Dowladda Soomaaliya u aqoonsan tahay in uu u dhintay Cudurka Coronavirus.

    https://www.facebook.com/141754373155250/posts/556418781688805/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.