Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland: Tiradii ugu badneyd oo maalin gudaheed laga helay COVID-19 (VIDEO)
    Somalia

    Puntland: Tiradii ugu badneyd oo maalin gudaheed laga helay COVID-19 (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 3, 2020Updated:May 3, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Dowladda Puntland u qaabilsan ka hor-tagga iyo la tacaalida Cudurka Coronavirus, ayaa soo saaray warbixintii maalinlaha aheyd ee ku aadaneyd COVID-19, iyagoona sheegay in tiradii ugu badneyd shalay oo kaliya laga helay degaanada Puntland.

    Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa Shaaciyey in 12 qof oo horleh laga helay Cudurka Covid-19 Gudaha Puntland, Dadkaas oo kala ah sagaal rag ah iyo sadex dumar ah.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/254998475652054
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.