Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland: Tirada dadka uu ku dhacay COVID-19 oo korartay (VIDEO)
    Somalia

    Puntland: Tirada dadka uu ku dhacay COVID-19 oo korartay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 4, 2020Updated:May 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga Dowladda Puntland u qaabilsan ka hor-tagga iyo la tacaalida cudurka Coronavirus ayaa soo saaray warbixintoodii maalinlaha aheyd, waxaana ay sheegeen in Axadii ay diiwaan-gasheen kiisas badan oo la xariira COVID-19.

    Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland Cabdinaasir Yuusuf ayaa caawa warbaahinta ushaaciyey in 11 qof oo maanta la baaray todobo ka mid ah cudurka covid-19 laga helay dadka laga helay cudurka ayaa kala ah shan rag ah iyo laba dumar ah waxayna kala joogaa Garoowe Nugaal Iyo waaciye Kar-kaar .

    https://www.facebook.com/1347891271958315/posts/3020302388050520/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.