Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Taliyaha cusub ee Booliska Puntland oo baaq u diray Shacabka
    Somalia

    VIDEO: Taliyaha cusub ee Booliska Puntland oo baaq u diray Shacabka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 4, 2020Updated:May 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland sarreeye guuto Cabdi Xasan Xuseen “Cabdi yare”, oo xilka kala wareegaya Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Puntland S/gaas Muxuyadiin Axmed Muuse, ayaa sheegay in Ciidanka Booliska ay xoojin doonaan howlgalada xaqiijin amniga degaanada Puntland.

    Sidoo kale, Gen. Cabdi yare ayaa sheegay inay sii xoojin doonaan dadaalada tayeynta Ciidanka Booliska, isagoona tilmaamay in Ciidanka ay ka dhisi doonaan akhlaaqaad iyo mabaa’diidka si ay u dhexgalaan Bulshada degaanada ay ka howlgalayaan

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/3023991077644224/

    Ugu dambeyntii, Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Puntland S/Guuto Cabdi Xasan Xuseen “Cabdi yare”, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland inay la shaqeeyaan Ciidanka Booliska, si looga guuleystay Argagixisada iyo kooxaha kale ee dhibaatada ku ah habsami u socodka amniga Degaanada Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.