Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ciidanka Daraawiishta Dowlad Gobaleedka Jubbaland, ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Yaaqbuul oo hoostaga Jaziirada Kudhaa ee Gobalka Jubbada Dhexe ku dilay 5 xubnood oo katirsan kooxda Al-Shabaab. https://www.facebook.com/688988557901753/posts/1877066655760598/