Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa xilal u u magacaabay bosas ay kamid yihiin Maamulaha Canshuuraha Berriga, Madaxa hanti dhawrka gudaha, Khasnadda guud ee Dhakhliga, Madaxa bilasha suuqqa iyo Madaxa dhakhliga Degmada Galdogob.