Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”
    Puntland

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorasho,waxaa la yiraahdaa mid xor iyo xalaal ah,marka la qiimeeyo Somaliyoo kale oo dal fawdo ahna 80% ,waa la in la helaa aaminaad.

    Xasan,waxa uu wado,waa…

    1.Anaa isla ciyaaraya.
    2.Anaa salaxday Kubada .
    3.Guulaystaha iyo guuldaraystuhu,waa aniga.
    4.Albiitaraha,waa aniga.

    Beesha caalamku,wax macno ah kama soo qaadin doorashadiisa oo waa xog ogaal.

    Shacabka Somaliyed,waa iska diideen Kaararkiisii,marka laga soo tago tiro kooban oo Lacag looga iibsaday.

    Siyaasiyiinta Muqdisho,waxay u arkaan,waxaan soconayn oo aan mudnayn in xataa laga hor tago.

    Xasan kuma bareejayn karo Denigii ka qabtay 40-ka degmo mar qura doorasho hufan oo laga soo wada qaybgalay.

    Xasan doorashadiisu,waxba kama duwana sida caadada ah magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Banaadir .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.