Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Colaada beelo walaalo ah oo ku diraray Cowsane oo lasoo afjaray (VIDEO)
    Somalia

    Colaada beelo walaalo ah oo ku diraray Cowsane oo lasoo afjaray (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 6, 2020Updated:August 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa Deeganka Cowsane oo katirsan Gobolka Sanaag kaga qeybgalay soo Afjarida Colaaddii ka taagneed Degaanka Cowsane taas oo u dhaxeeysay laba maleeshiyo Beelood.

    Qeybaha kala duwan ee Bulshada gobolka Sanaag, Odayaasha Dhaqanka labada maleeshiyo Beeleed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Puntland ayaa sidoo kale goobjoog ka ahaa madasha lagu heshiisiiyay labada Beelood.

    https://www.facebook.com/321429915179202/posts/605364560119068/

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa u mahad celiyay cid kasta oo ka qeyb qaadatay nabadeynta labada beelood,sida Odayaasha Dhaqanka, Madaxweynaha Puntland, qeybaha Bulshada degaanka Cowsane iyo Ciidamada Puntland,isaga oo labada Beelood ugu baaqay inay nabad ku wada noolaadaan.

    Sidoo kale Taliyaha waxaa uu sheegay in Ciidamada dhawaan la geeyay degaanka Cowsweyne looga baahan yahay inay sameeyaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab & Daaish oo ku sugan dhulka Beeraleyda ah ee Gobolka Sanaag,iyaguna ay balan qaadayaan inay ku taageeraan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.