Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Allaha u naxariisto Taliyihii Ciidanka Madaxtoyada Puntland G/Sare Cismaan Cumar Maxmed (Cismaan Itoobiyaan) ayaa ku dhintay Howlgal Ciidamada Puntland ka sameeyey Warshada Kabista oo maleesho mudo haysatay ay ciidamadu saaka ka qabsadeeen.