Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka doorasho, iyadoo 11- ka bishan November oo ku beegan maalinta Arbacada ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa.