Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo diiday natiijadii doorashada ee Biden lagu doortay.
    Somalia

    Trump oo diiday natiijadii doorashada ee Biden lagu doortay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 7, 2020No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Donald Trump ayaa diiday natiijadii doorashada ee Biden lagu doortay, isagoona war uu soo saaray ku sheegay inaan Doorashada looga adkaan.

    “Dhammaanteen waan ognahay sababta uu Joe Biden ugu ordayo in uu si been ah isaga dhigo qofka guuleystay, iyo sababta warbaahinta isaga saaxiibbada la ah ay ugu dadaalayaan in ay si adag u caawiyaan: ma doonayaan in runta la soo bandhigo,” ayaa lagu billaabay qoraalka Trump ka soo baxay.

    “Xaqiiqada la ogyahay waxay tahay in doorashadan aysan dhamaasho u dhoweyn,” ayaa qoraalka lagu xusay.

    Taasi wuxuu ula jeedaa in tirinta codadka aysan weli dhammaanin, aysanna ansixinin saraakiisha doorashada, wararka ay warbaahinta shaacinayaan.

    Si kastaba, warbaahinta waxay sheegaan qofka guuleysta marka ay soo baxdo in codadka ugu badan ee ergada uu helay mid ka mid ah musharrixiinta kaas oo dhaafay 270.

    Donald Trump, isagoo aan caddeyn u haynin ayuu sheegay in kooxda ololaha Biden ay “doonayaan in codadka la tiriyo xitaa iyadoo wax is dabamarin ay jirto ama codad been ah ama in ay codeyeen dad dhintay iyo kuwa aan u qalmin.”

    “Haddaba muxuu Biden qarinayaa? Ma nasan doono illaa shacabka Mareykanka ay ka ogaanayaan tirinta codadka oo daacad ah, taa na waa midda Dimuquraadiayadda ah”.

    Kor joogtada doorashada ee kor meeraya codeynta waxay si joogto ah ugu celceliyeen in aysan jirin wax isdabamarin baahsan taas oo lagu arkay hanaankii doorashada.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.