Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka Joe Biden iyo ku-xigeenkiisa Kamala Harris, kuwaas oo guul taariikhi ah ka gaaray Doorashada Mareykanka.