Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa si xowli ah u socda, iyadoona ay bilaaban doonto dhowaan hirgalinta Jambiyadda ay kusoo xiranayaan Doomaha iyo Maraakiibta Dekedda yimaada.