Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Cawad ku waayay xilka Wasiirka Arrimaha Dbedda ?
    Somalia

    Muxuu Cawad ku waayay xilka Wasiirka Arrimaha Dbedda ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 20, 2020No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saddex Aray ayaa galaaftay Wasiirkii arrimaha debedda ee Soomaaliya kuwaas oo ku jiray Bayaankii sida degdeg ah looga tirtiray Page-ka wasaaradda Arrimaha Dibadda ee xaaladda Ethiopia lagaga hadlay.

    1: Mawqifka Soomaaliya ee ka muuqday Warqada waxaa loo adeegsaday kelmedda “Call for Dailogue” oo taageeraysay in arrinta tigreega Wadahadal lagu dhameeyo balse ereygaasi wuu dhibayaa Xukumadda Abiye Ahmed, oo ma maqli karto kelmedaa oo macnaheedu kusoo ururayo arrinta wadahadal ha lagu dhameeyo.

    2: Dagaalka ka socda gobolka Tigreega Xukuumadda Abiye, waxa ay u bixisay “Law Enforcement operations” iyaga oo ka cararaya kelmedaha “Conflict, War iyo kuwa la mid ah ” oo Xukuumadda Abiye diidan tahay, Warqadda waxaa lagu adeegsaday kelmedda conflict halkii laga adeegsan lahaa Law Enforcement Operation, sida itoobiya doonayso, arrintaas waxa ay kala siman yihiin madaxweynaha Uganda oo sidaas si la mid ah isna u tirtiray qoraal uu soo dhigay kadib markii uu adeegsaday Conflict.

    Waddankasta conflict ama War isticmaalaa waxa loo qaadan karaa inuu si uun xaq u siinayo Tigreega sida Xukuumadda Ethiopia aaminsan tahay.

    3. Xukumadda Abiye Ahmed, waxa ay doonaysaa in Waddama Ka tirsan urur goboleedka IGAD ay si buuxda ula saftaan si ay isaga yarayso culayska diblamaasiyadeed ee saaran markaa filan waa ayay ku noqotay in Soomaaliya ku baaqayso wadahadal dhexmara Xukuumadda iyo Tigreega.

    Xukuumadda Soomaaliya waxa suuragal ah in ay warqad kale oo si Qayaxan u taageerayaa Xukuumadda Abiy, soo saarto.

    W/Q: Hassan Gallaydh

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.