Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sheekh Shariif “Lama aqbali karo in Doorashada dalka la boobo” (VIDEO)
    Somalia

    Sheekh Shariif “Lama aqbali karo in Doorashada dalka la boobo” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 26, 2020Updated:November 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ku eedeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka leexdeen dariiqii wanaagsanaa ee la doonayo in lagu hoggaamiyo doorashooyinka dalka, isla markaana ay tahay nasiib darro inay isku dayaan inay boobaan doorashooyinka.

    Sheekh Shariif oo ka hadlayay munaasbad laguĀ  soo xirayay Shirka midowga Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha ayaa sheegay in musharixiinta ay garteen in dalka meesha uu u socda laga soo leexiyo si loo qabto doorasho la isla wada ogol yahay.

    https://www.facebook.com/527974147613692/posts/1046084179136017/

    Sidoo kale, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Hoggaamiyaha midowga Musharixiinta ayaa tilmaamay in sida ay wax u wado Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay sababi karto xasilooni darro siyaasadeed, taas bedelkeeda musharixiinta Madaxweynaha ay ka hortagayaan.

    Ugu dambeyn, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Hoggaamiyaha midowga Musharixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in musharixiinta Madaxweynaha aysan aheyn kuwo colaad wada, balse ay wadaan sidii dalka iyo dadka Soomaaliyeed loo bad-baadiin lahaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.