Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goordhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug.