Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Hadda Hoobiyaa ku socda, Rasaas goos-goos ahina way socotaa magaalada daraf keeda ah. Garoonka Dhuusomareeb dhinaca xerada Amisom,ayay kusoo dhaceen dhowr Hoobiye oo aan weli khasaarahooda la xaqiijin.