Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Hogaamiye waa midkan oo kale !!! Doorashuu qabtay oo si adag ugu tartamay markii looga adkaadayna si qurux badan,ayuu xilka uwareejiyay. Saakayna Shacabka,ayuu fariin Nabadeed udiray Madaxweyne Xasan Shiikh.