Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ciidamada Dowladda,ayaa Qarxiyay Miino sida la sheegay taallay agagaarka garoonka kubadda cagta Eng. Yariisoow Ex Koonis, taas oo dhawaaqeeda laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho. La soco wararkayaga danbe