Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasiir warfaafinta Somaliland,ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii TV-ga Somaliland Maxamed Xasan Cali Waji. Maxamed Waji,ayaa ku xanuunsanaya mid ka mid ah isbitaalada Hargaysa xiliga laga qaadayo xilka. Waji waxuu kasoo jeeda Beelaha la hayb sooco.