Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah Maxamed Xuseen Rooble, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu dadaallo ku bixiyay 24 saac ee u dambeysay sidii lagu hakin lahaa isku dhacyadii ka dhashay abaabul bannaan baxyo. https://www.facebook.com/sntvnews/videos/856722691570528