Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Boqor Burhaan Boqor Muuse, oo ah Boqorka Guud ee Beelaha Daarood ayaa ka tacsiyeeyey geeridda ku timi AUN Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo xalay ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho. https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/183601496511647