Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlayay heshiiska ay la gaareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah, ayaa sheegay inay kasoo shaqeeyeen heshiiskan Dadka qarsoon iyo dad aan qarsooneyn. https://www.facebook.com/watch/?v=2881420575413259