Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay Xuutiyiinta Yemen, oo gantaallo ku weeraray magaalada Riyadh ee Caasimadda Boqortooyadda Sacuudi Carabiya, waxaana ay weerarka Xuutiyiinta ku tilmaantay mid argagixiso.