Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daahir M. Geelle “Waxaan soo jeedinaynaa inay sii socdaan wada-hadalladi Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Murashaxiinta”
    Somalia

    Daahir M. Geelle “Waxaan soo jeedinaynaa inay sii socdaan wada-hadalladi Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Murashaxiinta”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 7, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Musharixiinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay wadahadaladii hakadka ku yimid ee u dhexeeyay Midowga Musharaxiinta iyo Dowlada Federalka isagoo ku taliyay in la bilaabo wadahadaladaas.

    Musharax Geelle oo ah afhayeenka Midowga Musharaxiinta ayaa ku taliyay in la wadahadlo,maadaama laga xaajoonayo caqabadaha taagan, sidaas awgeed ayuu ku baaqay in aan laga maarmin isla fadhiisiga si loo saldhigo ka gudubka caqabadaha jira.

    “Annaga oo ka duuleyna mabda’eenna ah in arrinta Soomaaliya ay tahay miis ku dhamaato oo aan fagaara kale lagu xallin karin, waxaan soo jeedinaynaa in ay sii socdaan wadahadalladi Ra’iisalwasaare Mohamed Hussein Roble iyo Midowga Murashaxiinta, si arrimaha murugsan ee Soomaaliya xal waara looga gaaro” Sidaas waxaa yiri Daahir Maxamuud Geelle oo qoraalkaan soo dhigay bartiisa Facebook.

    Midowga Musharaxiinta ayaa hore kulamo ula yeeshay Ra’iisul Wasaare Rooble hase yeeshee wadahadaladaas ayaa lagu guuldareystey kadib markii lagu heshiin waayay qodobo ay soo bandhigeen midowga musharaxiinta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    December 24, 2025

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    December 24, 2025

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    December 24, 2025
    Latest Posts

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Falanqaynta warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo?

    Akhriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka Kismaayo

    Faallo:-Halkee ku wajahnaa hadalka Madaxweyne Faroole?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.