Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Sanaag Siciid Axmed Jaamac, ayaa Awaamiir kasoo saaray Arrimaha Amniga Gobalka iyo Canshuuraha, isagoona sheegay in gaari aysan ku xirneyn Taarikada Puntland aan lala dhexmari karin deegaanada Gobalka Sanaag. Idilnews