Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Rooble, u xil saaray aaska Allah u naxariitee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa sheegay in maalinta beri ah la keeno doono Maydka Madaxweynah.
Cumar Maxamed Maxamuud, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddigaas kamid ah ayaa sheegay in shaqada Guddiga ay tahay diyaarinta hab-maamuuska dowliga ah eeĀ aaska qaran ee loo sameynayo Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed.
