Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta soo gaarsiisay Puntland shixnad ah tallaalka cudurka COVID-19, waxaana kala wareegay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland Dr. Jaamac Faarax Xasan. https://www.facebook.com/watch/?v=148104180441154