Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Hey’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty ayaa dalbatay in caddaaladda la horkeeno Ex.Wasiir Janan, maadaama oo hadda uu ku jiro gacanta dowladda Soomaaliya. Amnesty waxay sheegtey in loo haysto xadgudubyo bin’adan oo ka dhacay gobolka Gedo.