Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa soo dhaweysay 117 qoys oo isugu jira Haween, Caruur, Dhalinyaro iyo Weeyeel oo ah Soomaali iyo Qaxooti u dhashay Dalka Yaman oo ka soo qaxay Dagaalada dalkaa ka socda, kuwaas oo dooni sida ku soo xiratay Dekedda Magaalada Boosaaso .
Magaalada Bosaaso maalmihii u danbeeyay waxaa soo gaaraya Qaxooti iyo muwaadiniin Soomaali ah oo ka soo haajiray Colaadaha ka jira dalk Yaman oo horseeday qulqulka qaxooti horleh oo imaanaya Puntland.


