Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dowlad Gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen eedeeyn ugu jeediyay Madaxda DFS ee muddo-xileedkoodu dhamaaday. Halkaan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Puntland iyo Jubbaland.