Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dhismaha dekedda Garacad ayaa galay waji cusub oo heer gabagabo ah ku dhaweynaya , waxaa la dhammaystiray qeybta ay ku xiranayaan maraakiibta iyo doomaha. Sidoo kale, Waxaa hada loo leexday dhismaha qeybta Maraakiibta waa weyn iyo konteenarada.