Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Safaaradda Dowladda UK ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho, waxaana ay ku baaqday in xaalada la dejiyo, wada hadalka nabadeed uu ku jiro danta ugu wanaagsan ee Soomaaliya.