Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa ka horyimid muddo kororsiga Mohamed Abdullahi Farmaajo, waxaana uu ku baaqay in dib loogu soo laabto wada-hadalada Heshiiskii Doorashooyinka Dalka ee 17-kii September.