Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ka hadlay sababta keentay inay ka horyimaadaan xilliga muddo kororsiga Farmaajo, waxaana uu nasiib darro ku tilmaamay dagaaladii ka dhacay Muqdisho.