Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Puntland oo Waraaq soo saartay ayaa fasaxday maalinta sabtida ah dhamaan Shaqaalaha Puntland, maadama ay ku beegan tahay 1 bisha May, oo ah maalinta Shaqaalaha Adduunka.