Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Guddoomiyaha Aqalka Sare oo lagu qanciyay ka qeybgalka xiritaanka Shirka
    Somalia

    Guddoomiyaha Aqalka Sare oo lagu qanciyay ka qeybgalka xiritaanka Shirka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 27, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa aqbalay inuu ka qeybgalo munaasabadda xiritaanka Shirka wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka, oo uu diiday.

    Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ogalaaday ka qeybgalka kulanka kaddib kulan ay la yeesheen xubnaha midowga musharixiinta oo ay horkacayaan Madaxweynayaashii hore ee Dalka Hassan Sheikh Mohamud, Sharif Sheikh Ahmed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore Hassan Ali Khaire.

    Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiye Cabdi Xaashi lagu qanciyay in loo kordhinayo xubnaha uu ku yeelanaya Guddiga doorashada Xildhibaanada Gobalada Waqooyi, kaddib dadaal ay sameeyeen Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo Midowga Musharixiinta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    August 27, 2025

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    August 26, 2025

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    August 26, 2025
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Ingiriiska oo kaga hor yimid dhismaha New JL

    Wefti sare oo Qaramada Midoobey ka socda oo gaaray Bosaso

    Ciidamada Difaaca PL oo hawlgalo ka fuliyay Toga Gaaca

    Akhriso:-10% Ardayda Puntland oo ku dhacday Imtixaanka Fasalka..

    Akhriso:-Tobanka Arday Ee ugu sareeya Imtixaanka Dugsiyada Sare Ee Puntland

    Faallo:-Loolanka,gaadmada iyo hardanka Siyaasada Somalida

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka Calmiskaad

    Message from the Puntland Defence Forces Headquarters

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Baallade Ee Calmiskaad

    Puntland oo Ciidamo cusub gelisay hawlgalka Calmiskaad

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.