Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Mohamed Hussein Roble, ayaa joojiyay dhamaan go’aanada kasoo baxa Dowladda ee uusan la socon, isagoona sabab uga dhigay in uusan dhicin ku tagrifal Awoodeed xilligan kalaguurka ah.