Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Puntland “Urur Siyaasadeedka KAAH wuxuu noqon doonaa heer Federaal” (VIDEO)
    Somalia

    Madaxweynaha Puntland “Urur Siyaasadeedka KAAH wuxuu noqon doonaa heer Federaal” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 5, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa sheegay in Urur Siyaasadeedka Kaah ee uu hoggaamiyo uu doonayo inuu noqdo Xisbi Siyaasadeed ka dhisan guud ahaan Soomaaliya, marka la dhameystiro hanaanka Axsaabta badan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Madaxweynaha Deni ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu kula qaatay magaaladda Qardho (2-June), Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Ururka KAAH ee Gobalka Karkaar, isagoona xusay in aysan ku koobnaan doonin Puntland, balse ay u gudbi doonaan heer Feder.

    “Urur Siyaasadeedka Kaah maanta waa Puntland, laakiin qorshihiisa waxaa la rabaa inuu noqdo Xisbi siyaasadeed oo Soomaaliya, kuma koobnaan doono halka marka nidaamka siyaasiga ah ee heer Federaal uu fariisto” ayuu yiri Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/148029254024472
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    December 26, 2025

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    December 26, 2025

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    December 26, 2025
    Latest Posts

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Puntland oo uheshay mashruuc Wadada Galkacyo-Goldogob

    Shiine”Maraykanku,wuxuu isku dirayaa anaga iyo Hindiya”.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Xasan Ee Caawa

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Faallo:-“Xasan,waa ciyaarayaa waliba ciyaar kaligiis ah oo khiyaali ah”

    Safiirkii Maraykanka Ee Somaliya oo la badalay

    Hawlgalka Midowga Afrika Ee Somaliya oo wakhtiga loo kordhiyay

    Xaafiiska Siyaasada QM Ee Somaliya oo Albaabada layskugu dhufanayo

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.