Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Dowladda Puntland ayaa u fariisatay dacwadda Racfaan qaadashada 8 xukamanayaala ah oo Alshabaab ka tirsan, horreyna dil toogasho ah loogu xukumay. https://www.facebook.com/1347891271958315/posts/4136979513049463/