Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ciidamada Booliska Gobalka Sanaag ayaa maanta burburiyay Khamri fara-badan oo lagu qabtay howlgallo Ciidanku ka sameeyeen degmadda Badhan. Sidoo kale Maxkamadda darajada kowaad ee Gobalka Sanaag ayaa xukun ku riday Ragii watay khamridan. https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/513753759936477 Idilnews